Wararka Somalia oo Sheegtay inay Gurmad u Fidinayaa Dadka Abaaruhu Saameeyeen ee Gobolka Awdal By admin - March 28, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Arabsiyo News—Wasiirka Warfaafinta Somalia ayaa sheegay inay kaalmo gaadhsiinayaan dadka abaaruhu saameeyeen ee gobolka Awdal oo ka tirsan Somaliland.