Wararka Muxuu Ka Yidhi Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Qorshaha Dib Loogu Dhigay Diiwaangalinta Codbixiyayaasha By admin - March 28, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Arabsiyo News—-Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa so dhaweeyey qorshaha dib loogu dhigayo diiwaangalinta codbixiyayasha eek a socota gobolada dalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka