Arabsiyo News—Gudoomiyaha gobolka saaxil Mudane Jaamac Yusuf Axmed ayaa marki u horeysay magacaabay guddida abaaraha gobolka saaxil.
Gudidan ayaa ka kooban 11 xubnood oo iskugu jira ganacsato, xildhibaano, isudawayaal iyo xubno kale, waxaana ay gudidan ka shaqayn doonaan taakulaynta iyo gurmadka dadka ay abaaruhu ku saameeyeen deegaanada gobolka saaxil.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka








