Marwo Rooda Axmed Yaasiin Oo Ka Warantay Qaabkii Ay Dableyda Hubaysani Ugu soo Weerareen Gurigeeda Iyo Dhaawac Ay Soo Gaadhsiiyeen Inan Ay Dhashay

0

Arabsiyo News—-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ee gobolka saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin ayaa ka warantay qaabkii ay dabley hubaysan ugu soo weerareen guriga ay ka dagan tahay magaalada hargeysa.

Sidoo kalena marwo Rooda waxay sheegtay inay dhaawacyo culus qabto inan ay dhashay oo ay dableydani dileen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka