Gudiga Aqoonsi Raadinta Somaliland Oo Kulan La Qaatay Bahda Warbaahinta

0

Hargaysa(AN) Gudiga Aqoonsi Raadinta Somaliland Oo Manta Kulan La Qaatay Bahda Warbaahinta S/land kulan kaas ayaa waxa uu ka qabsoomay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysa ,waxaana kulanka lagu gorfeeyey qaabkii warbaahinta S/land uga qabqaadan lahayd badidoonka Ictiraafka

 

Arabsiyonews.net
Hargaysa Office