Hargaysa(AN) Kalfadhii Golaha Wakiilada S/land ayaa maanta dib ufurmay ,fadhigaas oo shirgudoominayey Gudoomiye ku xigeenka Golaha Wakiilada S/land Baashe Maxamed Faarax ayaa mudanayaasha ka soo qayb galay tiradoodu dhamayd 46 mudane waxaana xildhibaanada loo qaybiyey xeerka qabyo qoraalka baananka oo golaha horyaala
Halkan ka dawaao warbixintaas oo dhamaystiran
Arabsiyonews.net
Email: Arabsiyonews@gmail.com
Hargaysa Office








