Wasiirka Caafimaadka Somaland Oo Ka Hadlay Munaasibad Loo Qabtay Xuska Maalinta Qaaxada Aduunka

0

Arabsiyo News—Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye ayaa khudbad muhima ka jeediyay munaasibad magaalada hargeysa loogu qabtay xuska maalinta qaaxada aduunka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka