Gabiley(AN) Gudiga Abaaraha Gobolka Ggabiley Gabiley Ayaa Maanta Waxay Deeq Lacaged Ka Gudomeen Jaaliyada Reer Gabiley Ee Biristol Gaar ahaana Ururka Hada Sidokalena waxay Gudiga Abaaruhu Deeq Raashin Ah Ka Gudomeen Qaar Kamid ah Ganacsatada Reer Gabiley Oo Iyaguna kaga Qayb galay Deeq Raashin Ah Oo Ay Ugu Tabaruceen Dadka ay Abaaruhu Sameeyen Ee Gobolkani
Waxa Kalo ay Gudiga Abaaraha Gabiley Dhaliilo Usoo Jeediyay Shirkadaha waawayn Ee Gobolka Ka Hawlgala Iyagoo Ugu Baaqay Inay Ka Qayb Galan Taakulada Abaaraha Ee Loo Fidinayo Dadka Jilicdasan Waxayna Ganacsatada shirkadahasi Kula Dardaarmen In ay Dadkoda U Naxan
Arabsiyonews.Net
Office Gabiley








