Hargaysa(AN) Xisbiga muxaafidka Kulmiye ayaa qaar kamid ah xubnihii isku magacaabay isbaahaysiga Xisbiga Kulmiye gabi ahaanba ka qaaday Gudiga fulinta iyo Xubinimadii Xisbiga warsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta Xisbiga ee magaalada Hargaysa uuna ku sexeexan yahay Afhayeenka Xisbiga Xasan Gaafaadhe oo nuqul kamid ahi uu soo gaadhay xafiiska warqabadka shabakada wararka Arabsiyonews ayaa waxa uu udhignaa sida tan











