Qoysaskii U Horeeyay Ee Kasoo Barakaca Abaaraha Ka Jira Gobolka Sanaag Oo Soo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo

0

Arabsiyo News—Qoysaskii u horeeyey ee kazoo barakaca abaaraha ba’an eek a jira gobolka sanaag ayaa manta soo gaadhay magaalada Ceerigaabo.

Waxaana qoysaskan soo barakacay kusoo dhaweeyey xaafada Soomaal ee magaalada ceerigaabo gudida xaafada oo iyaguba ah dad dan yar ah.