Gabiley kumanaan kamida dadwaynaha kudhaqan magaalada gabiley ayaa maanta iskugu soo baxay barxada wayn ee garoonka magaalada gabiley halkaasi ooaay yar ito wayn ay ilaahay kabaryayeen inuu raxmaadkiisa ushubo islamarkasina Uu Abaarta Ku Habsatay Deegaanada Ka soo Jabiyo waxana dadwaynaha Reer Gabiley Tukashada Salaadani Roob Doonta ah Kala soo Qaybgalay Maamulka Gobolka Iyo Ka Dagmada Gabiley
ARABSIYONEWS.NET
GABILEYOFFICE








