Arabsiyo News—Guddi hoosaadka golaha wakiilada Somaliland ayaa manta kulan kula yeeshay magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer salaadinta, cuqaasha iyo waxgaradka gobolka togdheer.
Waxaana uu ujeedka kulankani daaranaa ayaa ahaa sidi ay ugala tashan lahaayeen saami qaysbiga xeerka ay xildhibaanadu ku yimaadan aqalka golaha wakiilada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka








