Maamulayaasha Dugsiyada Quraanka Kariimka Ah Oo Tobabar Loogu Soo Gabagabeeyey Magaalada Hargeysa

0

Arabsiyo News–Tobabar muddo laba maalmood ah u socday maamulayaasha dugsiyada lagu barto quraanka kariimka ah ayaa maanta loogu soo gabagabeeyey magaalada hargeysa.

Waxaana tobabarkan soo qaban qaabisay ururka  jimciyadda quraanka kariimka ah, iyada oo maamulayaashana lagu tobabaray sida ugu fiican ee caruurta u bari lahaayeen quraanka kariimka ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka