Daawo Waftigii Uu Hogaaminayay musharax muuse biixi Oo maanta Kumanan Taagerayaash Kulmiye si Diiran Ugu soo dhaweeyen magaalada Togwajaale

0

Gabiley(AN) Waftigii Balaadhnaa ee uu Hogaaminayay musharax muuse biixi Cabdi oo Habeenkii Xalay Ahayd ku Sugnaa Magalo Madxda Gobolka Gabiley ayaa Saka Subaxdii U An Baxay Magaalo Ganacsiyeedka Dagmada Tog-Wajaale Halkaasi oo Diiran logu soo dhaweeyay
Kumanaan Kamida Tageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Magalada TogWajaale Ayaa Kaga Hortagay Banka Wayn Ee Magaladaasi Halkaasi oo Ay Taaeerayaasha Muuse Biixi Cabdi oo Lulaaya Astaanta Xisbiga Kulmiye islamarkana Wata Gaadiid Lagu Xardhay Astaanta Xisbiga Kulmiye iyo Waliba Fardo Gaashaaman sidookalena Ku Dhawaaqaya Halku Dhagyo Ay Ku Taageerayaan Xisbiga Kulmiye iyo Musharax Muuse Bixxi Cadi
Taagerayaashani Iyo Waftiga Ayaa Isagu Soo Biyo Shubtay Khayriyada Magalada Tog=Wajaale
Halkaasi oo Ay Masuuliyiintu Kala Hadleen Kumaanaan Kamida Taageerayasha Xisbi Xaakimka Kulmiye

Arabsiyonews.com

Office Gabiley