Maamulka Gobolka Awdal Iyo Isuduwayaasha Laamaha Dawlada Ee Gobolka Awdal Oo Maanta Yeeshay Kulankoodii Todobaadlaha Ahaa Iyo Waxa Laga Wada Hadlay

0

Arabsiyo News—-Maamulka gobolka awdal iyo isuduwayaasha laamaha dawlada ee gobolka ayaa maanta yeeshey kulankoodii todobaadlaha ahaa. Waxaana lagaga hadlay sidii gurmad loo gaadhsiin lahaa dadka ay abaaraha ba’ani saameeyeen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka