Lawya Cado (AN) Wararka naga soo gaadhaya magaaladda Lawya Cado oo ku tala xadka ay wadaagaan somaliland iyo Jabuuti, ayaa la sheegay in uu goor dhaweyd ka dhacay dagaal khasaare nafeed sababay.
wararka aanu ka helayno dadka deeganka ayaa sheegaya in Dagaalkan uu ka dhacay doon aan la ogayn waxa ay siday oo dhex maray ciidanka somaliland iyo kuwa Jabuuto,
Wararka ayaa Intaa Ku Daraya in Khasaaraha dagaalkan in illaa hadda la ogyahay laba askari oo dhaawacooda la keenay magaaladda saylac,
Arabsiyonews.net
Boorama Office








