Arabsiyo News—Culimada saalixiyada ee magaalada burco ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabten magaalada burco waxay ka digeen in cid kale lagu wareejiyo maamulka masaajiidka saalaxiyada magaalada burco, Sidoo kalena waxay baaq u direen Xukumadda somaliland, bahda cadaalada iyo wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka








