Arabsiyo News—-Wasiirka ku xigeenka xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka dalka somaliland ee wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa maanta sheegay inay dawlada Itoobiya adkaysay galitaanka dalkeeda sidoo kalena ay xidhatay xuduuda ay la wadaagto deegaano badan oo somaliland kamid ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka








