OLOLIHII COD RAADINTA EE GUDOOMIYE XISBIGA WADDANI CABDIRAXMAAN CIRRO OO GALAY XABAALAHA

0

Berbera (AN) gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani  Cabdiraxmaan Ciro ayaa mudo dheer oo uu ahaa gudoomiyaha golaha wakiilada ka dib markii u horaysay waxaa uu saaka soo booqdey xabaashi Madaxweynihi hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ku aasan xablo ku yaala magaalada Berbera .

 

1-62-53-55-56-4

Arabsiyonews.net

Hargaysa Office