Mujaahid Maxamed Xasan Xayd (Carmiye) Oo Manta Aas Qaran Loogu Sameyay Magaalada Burco.

0

Arabsiyo News—Mujaahid Maxamed Xasan Xayd oo ku magac dheera Carmiye ayaa maanta aas qaaran loogu sameeyey magaalada burco.

Waxana aaskaas kasoo qayb salaadiin, cuqaal waxgarad, xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka buroc iyo waliba bulshada gobolka togdheer.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka