Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Shaqaalihii Diiwaangalinta Gobolka Saaxil U Kala Diray Goobihii Ay Ka Hawl Galayeen

0

Arabsiyo News—Gudida komishanka doorashooyinka qaranka somaliland ayaa maanta magaalada berbera ka amba baxiyay in kabadan 200 oo shaqaale ah oo ka hawl galaya diiwaangalinta codbixiyayaasha, iyaga oo u kala diray gobihii ay ka hawl galayeen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka