Hargaysa(AN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Wadani Ciro oo maanta buuxiyey booskii uu ku hungoobey Muj Boobe Yuusuf Ducaale sidoo kale ku cameeyey C/rashiid Xasan Mataan oo uhanqal taagayey musharaxnimada Xisbigaas taas oo ku noqonaysa laf jab iyo hankiisii oo god madaw ku dhacay hadaba warsaxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Wadani ayaa waxa udhignaa Sida tan
Arabsiyonews.net
Hargaysa Desk









