Wararka Gudoomiye Muuse Bixii Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Berbera By admin - March 9, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Arabsiyo News—Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo oo saaka ka amba baxay magaalada hargeysa ayaalagu soo dhaweeyey magaalada berber ee xarunta gobolka Saaxil. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka