Arabiyo News—Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu dhaliilo xoogan usoo jeediyay masuuliyiinta xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye.
Waxaana uu ku eedeyey inay labada xisbi ay magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil ka bilaabeen olole siyaasadeed.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka








