Hargeysa (AN) Hogaamiyaha Xisbiga mucaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Maanta warbahainta kula hadalay magalada hargeysa ayaa ugu baaqay hogamiyaayaasha xisbiyada Kulmiye iyo Waddani inay joojiyaan olalaha ay ka bilaabayaan gobolka saaxil.
Waxa uu sidoo kale Gudoomiye Faysala Cali Ku duray shirkiisa jaraid hogaamiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxmaed Cabdilahi Cirro oo uu ugu baaqay inuu ololaha ka daayo lacagta umada
Arabsiyonews@gmail.com
Arabsiyonews.net
Hargeisa Office








