Arabsiyo News–ildhibaano ka tirsan golaha wakiilada somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay aqalka golaha wakiilada ayaa ka hadlay Doon 400 oo tan ah oo dhawaan lagu dhex gubay dekedda berbera gudahaeeda taasi oo ilaa hadda aanay xukumadda somaliland wax jawaaba ka bixin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka








