Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Dhacdadii Ka Dhacday Gobolka Saaxil Tacsina U Diray Ehaladii Iyo Qaraabadii Marxuun Taliye Casayr

0

Arabsbsiyo News—Musharaxa jagadda madaxwayne ee xisbiga ucid aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta ka hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacday gobolka saaxil, sidoo kalena waxa uu tacsi u diray eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu kabaxya marxuun Taliye Casay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka