Wiil Hooyadii Iyo Aabahiiba Dhinteen Oo La Il Daran Xanuun Mucjiso Ah Oo Ku Dhacay wll Ilaahay Dartiis u Caawi

0

Arabsiyo News—Siciid Maxamed Maxamud waa wiil da’yar oo ku nool deeganka Bacaad-wayn oo hoos yimaada magaalada buuhoodlee, waxaaana ku dhacay xanuun mucjiso ah.

Sidoo kalena saciid ma laha aabe iyo hooyo toona, walaal soo caawa si aad alle agtiisa ajar uga heshid

Halkan hoose ka daawo muuqaalka