Arabsiyo News—-Magaalada ceerigaabo ayaa waxa ka dhacay mudahraado balaadhan oo ay dhigayeen dadwaynaha magaalada ceerigaabo isla markaana ay kaga soo horjeedeen dilkii loo gaystay taliyihii ciidamada booliska gobolka saaxil oo shalay lagu dilay magaalada berbera.
Waxaana mudaharaadkana ay ciidamada military ga ah ee gobolka sanaag ay bulshada gobolka u adeegsadeen rasaas nool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka








