Wer deg dega:TALIYHII QAYBTA GOBOLKA SAAXIL OO LA DILAYA IYO BADHASAB KU XIGEENKII OO LA DHAWACAY

0

Hargeysa(AN) Wararka Naga Soo Gaadhaya Magalada Berbera ee Xarunta gobolka Saxil ayaa sheegay in weerar ay qaadeen Maleeshiyo Beeled Ku Dileen taliyaha qaybta boliska ee gobolka Saaxil C/risaaq Yusuf Maxamuud Casayr  laguna dhawacay   gudoomiye ku xigeenka gobolka iyo  askar kale oo la socotay masuuliyiinta  .

Dablaydii weerarka ku qaaday deeganka Celgarde ayaa la sheegay inay weerarkan gaysteen .

Xigasho Waaberi