Gabiley(AN)Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan oo Kamida Cuqaasha G.Gabiley Ayaa Si Adag uga Halay Sida Ay Xukumadu uga Gaabsatay Wax Qabashada Abaaraha ee Gobolada Galbeedka Somaliland sidoo Kalena Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan Waxa uu Qurbajoogta Ganasatada,iyo waxgaradka Gobolada Gabiley, Awdal, Iyo Salalba ugu Baaqay Inayna isaga Soo Dhiibin Qaadhaankooda Gudida uu u Magacabay Madaxwaynuhu Abaaraha ee ay sitoosa u soo gaadhsiyaan dadkooda Abaaraha ba,ani ku habsaday Halkan Ka Ka Daawo Warbixintasi Oo dhamaystiran
Arabsiyonews.com
Office Gabiley








