Arabsiyo News—Mustafe waa wiil ku nool magaalada hargeysa, waxaana uu magaalada hargeysa kusoo bandhigay dhacdo aad u layaab badan isaga oona ku jiifsanaya 300 oo masaabiir ah isla markaana dushiisa lagu jajabinayo jaajuur.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka








