Ururka Samafalka ee Naafic ayaa Taangi Biyood Gudoonsiiyay Maamulka Dugsiga Dhexe ee Arabsiyo

0

Arabsiyo News— ururka Samafalka ee Naaafic ayaa Gudoonsiiyay Taangi Biyood Dugsiga Dhexe ee Magaalada Arabsiyo, kaasi oo ay baahi wayn u qabeen dhamaaan Ardayda Dhigata Dugsigaasi,waxa ka soo Qaybgalay Xafladaasi Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Arabsiyo Marwo Fadxiya Maax Xasan, Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo Mudane Cabdilaahi Cabdi Faarax, iyo Gudoomiyaha ururka Naafic Marwo Xaliimo Khadra, Afhayeenka Ururka Naafic Saynab ibraahim Cawaale {Saynab Qabuule} iyo Hawlwadeenada Ururka Naaafic.

Halkan ka daawo muuqaalkaasi oo dhamaystiran:

By

Abdiafataah Mohammed Giryaad

Arabsiyo Desk

Arabsiyonews@gmail.com

+252-63-4654654