Arabsiyo News—-Khudbaddii Jimcaha ee Sheekh Maxamuud Xiiray “Aadan Siiro” uu maanta jeediyey ayuu kaga hadlay wada tashiga iyo faa’iiddada uu leeyahay, waxa kale oo ka hadlay arintan todobaadkii hore ka taagnayd Waqooyiga Hargeysa (Xeebta) in ay tahay talaabo lagu damacsan yahay muddo kordhin xukuumadda ah.
Khudbadda Sheekha oo dhameystiran hoos ka daawo:








