Gabiley(AN)Alle Hawnaxariisteen waxa goor dhawyid ku naf waayeey shil gaadhi 14 ruux halka ay ku dhaawacmee 9 qof Oo Kale
Shilkan gaadhi ayaa ka dhashay Kadib mirkii ay isku dhaceen laba gaadhi oo noocoogu kala yahay Noah Iyo Laangaruuysal, Gaadhiga Noah-da ayaa la sheegay in ay ka baxday Dhinacan Hargeysa una sii jeeday Dhinaca iyo wajaale halka gaadhiga kalan ee noociisu yahay laangaruusalka uu ka yimi Wajaale kuna soo socday Magaalada Hargeysa.Dhimashadan iyo dhaawacan ayaa isugu jiray rag iyo dumar waxaana uu shilkani noqonayaa shilkii ugu dhimashada badnaa . Halkan kaga Bogo Warbixintasi Oo Dhamays Tiran
Arabsiyonews
Office Gabiley








