Arabsiyo News–Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo kamida waftigii uu hogaaminayay gudoomiye cirro ayaa ka hadlay in xisbiga kulmiye uu ku dhaqaaqay talaabo ceeb ku ah, isagoona tilmaamay inay tahay ceeb ay u badheedheen xisbiga kulmiye in calaamad meel ku taalay ay calamad kale dhakada kaga dhajiyaan.
Waxaana uu siyaasigu hadalkan kaga dhawaaqay munaasibad ay qabsadeen haweenka gobolka awdal oo ay ka qayb galeen masuuliyiinta xisbiga wadani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka:








