Gabiley (AN) Iyaodo ay Maalmahan Ugu Danbaysay Gobolka Gabiley Ka Taagnayd Qaylo Dhaanta Abaared Ee Ka Jirta Deegaano Badan Oo Ka Tirsan Isla Gobolkani Gabiley ayaa Markii Ugu Horaysay Waxa Deeq Raashin ah Soo Gaadhsiyay Dadkani ay Abaaruhu Saameyen Dumar Reer Somaliland ah Oo Ku Nol Dalka Sucudiga Iyagoo Deeqdasina Kusoo Hagaajiyay Wasiirka Maaliyada somaliland Ayaa Wasiirkuna Waxay Usoo Wakiilatay Inuu Gobolka Soo Gaadhsiyo Xildhiban Ibraahin Axmed Haybe Oo Kamid ah Golaha Wakiilada islamarkasina Kasoo Jeeda Gobolka Waxanu Si Toos ah Usoo Gaadhsiyay Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Dagmo Ee Gabiley
Sidokalena Wasiirka wasaarada Maaliyada Iyo Haayada Al Huda Oo Iyaguna Qayb Wayn Ka Qaadatay Deeqdani Raashinka ah Ee Maanta Lasoo Gaadhsiyay Deegaanada Gobolkani Gabiley Waxana isla Maantaba ay Maamulku Gaadhsiyeen Deegaanada Ugu Liiba Ee Ay Abaaruhu Tabteen Ee Gobolkani Halkan Ka Daawo
Arabsiyonews.Net
Office Gabiley somalilnad








