Arabsiyo News—Caaqil Xandule oo kamida cuqaasha somaliland ayaa ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday deegaanka ceel gardi oo ka tirsan gobolka saaxil, waxaana uu baaq u diray maareeyaha dekeda berbera Mudane Cali Xoor Xoor
Halkan hoose ka daawo muuqaalka








