“Wadankii Waxba Ma Hadhine Madaxtooyaduna Hudheel Five Star Ah Ayay Ku Wacan Tahay Madaxwaynuhuna Hudheelada Ha Iska Aado Oo Ha Iska Seexdo”Mujaahid Ooto Biixi

0

Arabsiyo News–Mujaahid Ooto bixii oo kamida xisbiga mucaaradka ah ee wadani ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeedhay wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta Cali Mareexaan  Kuna Saabsanaa inuu Cabdi Haybe maxkamad La tiigsan Doono.

Sidoo kalena waxa uu xukumada u baaqay inay ka waantowdo iibsiga iyo wareejinta dhulalka danta guud ah

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka