Daawo Waxan Ka Xumahay In C/Ciro Uu Reer Gabiley Yidhaahdo Waxan Ugu Deeqay 10 Boyadod Oo Biyo ah Anoo Xildhan Golaha Deeganka ah ayaa 20 Boyadood ,,,xil Mahdi Maxamd xaashi

0

Daawo Waxan Ka Xumahay In C/Ciro Uu Reer Gabiley Yidhaahdo Waxan Ugu Deeqay 10 Boyadod Oo Biyo ah Anoo Xildhan Golaha Deeganka ah ayaa 20 Boyadood ,,,xil Mahdi Maxamd xaashi
Gabiley (AN)Xildhibaan Mahdi Maxamed Xaashi Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Ayaa Maanta Dadka ay Abaaruhu Sameeyen Ugu Deeqay Labaatan Booyadood Oo Biyo Ah Waxanu Xax laga Xumaado Ku Tilmaamay In Gudomiye Ciro Yidhaahdo Waxan Reer Gabiley Ugu Deeqay 10 Boyadod Oo Biyo ah Waliba isagoo Cod Ka Doonaya

Halkan Kaga Bogo warbixintasi Oo dhamaystiran

Maxamed xasan

Arabsiyonews.net

Office Gabiley