Daawo Marwada Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Magalada Gabiley Xadhiga Ka Jaray Mashaariico Hormarined Oo Ay Hirgalisay Dawlada Hoose Ee Gabiley
Gabiley(AN) Marwada Madaxwaynaha Somaliland oo Ay Wahelinayaan Agaasimaha Madxtooyada iyo Afhayeenka Madaxtoyada Somaliland ayaa Gaadhay Magalada Gabiley islamarkana Xadhiga Ka Jaray Mashaariico Hormarined Oo AY Hirgalisay Dawlada Hoose Ee Gabiley
Halkan Kaga Bogowarbixintasi Oo Dhamaystiran
Maxamed Juba
Arabsiyonews.com
Gabiley.Office








