Hambalyo Aroos

0

Arabsiyo News—- Dhamaan maamulka iyo Shaqalaha Arabsiyo News waxay hambalyo u Dirayaan Arooska Cumar Cali Daauud iyo Marwadiisa Ayaan Maxamed Cumar oo Arooskoodu ka Dhacay 12/02/2016, waxaanu ugu ducaynayaa Ducadii Rasuulkeena suubanaaa NNKHA.

 

 

oms

Waanu Allah uga barnyaynaa inay Noqdaa kuwii isku waara ee kala Hela Ubad Anfacda dadkooda, Dalkooda iyoo Diintodaba.

 

opi

Waxa kale oon aanu Hambalyadaasi u diraynaaa Hooyo Xamda Aadan Abjan iyo caruurteeda, Hooyo Aamina Aadan Abjan iyo Caruurteeda, Hooyo Fardoosa Aadan Abjan iyo Caruurteeda, Ilma Eng Rashiid. ilma Xasan Xaaji, iyo Dhaamaan Qoyskoooda iyo Qaraabadoooda

 

PIC_1972

 

 

 

Su

 

 

By: C/fataax Maxamed Giryaad

ArabsiyoNews@gmail.com

+252-63-4654654