Daawo Masuuiyiinta Xisbiga wadani Ee Gobolka Gabiley ayaa Maanta Booyado Biyo Gaadhsiyay Qaarkamid ah Deegaanada Ay Abaaruhu Sida Ba an U Sameeyen

0

Gabiley(AN) Masuuiyiinta Xisbiga wadani Ee Gobolka Gabiley ayaa Maanta Booyado Biyo Gaadhsiyay Qaarkamid ah Deegaanada Ay Abaaruhu Sida Ba an U Sameeyen Ee Gobolkani Gabiley
Iaydoo AY DHawaan Ahayd Markii Uu Gudomiyaha Xisbiga wadani Ugu Deeqay Tobankani Booyadood ee Biyaha ah Halkan Kaga Bogo warbixintasi Oo Dhamaystiran

 

Maxamed Juba
Arabsiyonews.Net
Office Gabiley