Wararka Wasiirka Wasaarada Waxbarashada oo Iclaamiyay wakhtiga Ay Qaadayaan Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8aad Iyo Form Fourka+ fariinta uu u diray jaamacadaha Dalka By admin - February 8, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Arabsiyo News— wasiirka wasarada Waxbarashada Somaliland Mudane Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa shegay wakhtiga ay qaadayaan imtiaanka shahaadiga ah kaas oo ku beegan 28/05/2016 maalin sabti ah, waxa kale oo uu fariin u diray Jaamacadaha dalka