Daawo Gudomiya Xisbiga Kulmiye Iyo Wafti Balaadhan Oo Maanta Soo Gaadhay Magaalada Gabailey ee xarunta G, Gabiley

0

Gabiley (AN) Gudomiya Xisbiga Kulmiye Iyo Wafti Balaadhan Ayaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Gabailey ee xarunta g gabiley
Waftigasi ayaa waxa si baladhan usoo Dhaweyay Magaalada Gabiley Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Dagmo Ee Gabiley
waftiga ayaa intaanu soo gadhin magalada lagaga Hortagay bar Kaantaroolka Bari Ee Magaalada Waxana Losoo Galbiyay Guriga martida Ee Gabiley

Arabsiyonews.com Office Gabiley