Arabsiyo News—Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray “Aadan Siiro” ayaa khudbadii salaada Jimcaha ee maanta kaga hadlay khilaafka dhismaha Tiyaatarka ee maalmahan ka taagnaa magaaladda Hargeysa. Sheekha ayaa eeda khilaafkan dusha u saaray xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo, waxaana isaga oo ka hadlaya arinka uu yidhi: dawaladaha faashilka ah ayaa dadka iska horkeena.
Warka arinkan ku saabsan ee ku jiray khudbadii sheekha ee maanta, waa kan hoose ee daawasho haboon:
https://youtu.be/3pvv-gMeFLc








