Arabsiyo(AN) Gudiga dabagalka iyo baadhista xasuuqa ayaa Kusoo bandhigay magaalda Arabsiyo tirada dadka laga helay xabaal wadareedyadii badhitaanku ku socday
waxaana goobjoog ka ahaa Wasiirka Cadaalada S/land Axmed Faarax Cadar iyo masuuliyiinta ugu saraysa Gudiga dabagalka iyo baadhista Xasuuqa ,maamulka Degmada Arabsiyo iyo eheladii iyo qaraabadii marxuumiinta laga soo faqay xabaalwadareed yada Gudiga ayaa sheegay tirada dadka halkan lagu xabaalay iyagoo xusay in tirada dadka halkaas lagu duugay ay ahaayeen sideed ruux
Halkan kadaawo warkoo dhamaystiran
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








