Hargaysa:Ciidamada Booliska Somaliland oo Xabsiga Dhigay Ganacsade Cumar Caydiid

0

Arabsiyonews:-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Maanta  Xabsiga Dhigay Ganacsade Cumar Caydiid oo ah mulkilaha dhisanay Xaruuntii Hore ee Tiyaatarka Hargeysa .

Ma jiro war rasmiya oo ka soo baxay Ciidamada Booliska Somaliland oo la xidhiidha Xadhiga Ganacsadahan iyo waxa uu geystay.

Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid ayaa lala xidhiidhinayaa, kadib markii uu dib u soo labtay muran ka dhashay tiyaatarkii Magaalada Hargeysa oo uu dhismihiisa waday Ganacsade Cumar Caydiid tasi oo mar ba cid ay sheegaynayso in aya sii say Xukumada Madaxweyne Siilanyo