Arabsiyonews:- Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa beeniyaay inuu isticmaalo Baasaboorka Dawlada faderalka ee somaliya.
waxanu arintaa ku sheegay waraysi uu siiyaay laanta VOA waxanu sheegay inaanu waliigii qaadan Baasaboorka Somaliya” Acuudu Bilaahi Minashaydani Rajiim Waligay Matabaan Safar aan ku safro iska daayo , Mana taaban mana qaadan waanaan necebahay Baasaboor baanu leenahay Somaliland baana la yidhaa kaasan qaataa kaasan dunida ku maraa kaasana la ii aqoon sanyahay adeer been baa laguu sheege acuudu bilahi kaa maa qaadan” Sidaa waxa yidhi Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade.
Source VOA
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








