Daawo Aqoonyahan Cabdikhadar Cilmi Cabdilaahi Oo Maanta Gabiley Ku Qabtay Munaasibad Balaadhan Oo La isku Arkay Oo Uu Ku Shaaciyay Musharaxnimadisa Golaha Wakiilada Somaliland

0

 

Gabiley(AN) Aqoonyahan Cabdikhadar Cilmi Cabdilaahi ayaa Maanta Magaalada Gabiley Munaasibad Balaadhan Oo Uu Ku Qabtay Waxa uu Ku Shaaciyay Musharaxnimadisa  Golaha Wakiilada Somaliland Waxana Kasoo Qayb galay Munaasibadasi Cuqaal Salaadiin Waxgarad Aqoonyahano Dhalinyaro Haween Iyowaliba Marti Sharaf Aad U Tiro Badan Iyagoo Dadkii Kasoo Qaybgalay Balan Qaaday Inay Isgarab Taagayan Musharaxani Halkan Kaga Bogo Warbixintasi Oo Dhamaystiran

Maxamed Xasan

Arabsiyonews

Offic Gabiley